Shaki la galiyay Kiiska Caronavirus ee maanta Dowladu sheegtay in Muqdisho laga helay

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in magaalada Muqdisho laga helay kiiskii labaad oo Caronavirus ah oo laga helay sargaal dhalinyaro ah oo ka yimid dalka Talyaaniga. Xildhibaan Mahad Salaad oo katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaki galiyay ruuxa la sheegay in laga helay caabuqa Caronavirus, waxa uuna xusay in ruuxaasi uu la hadlay … Continue reading Shaki la galiyay Kiiska Caronavirus ee maanta Dowladu sheegtay in Muqdisho laga helay